Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka dhex-maraya Xasan Sheekh iyo SACIID DENI
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho. Labada masuul ayaa ka wada-hadli doona...
www.caasimada.net
HSM and prime minister Hamza can appoint anyone they want from Puntland Region even if they are political opponents of Deni. Somalia is federal not confederal meaning the national government is not subordinate to the regions