January 1 (Jowhar)— Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan bilaabeysa daabulida 10,000 oo shaqaalo Soomaali ah, kuwaasi oo si sharciyeysan kaga shaqeyn doono magaalooyinka dalka Sacuudiga.
Dowladdaha Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya ayaa horey ugu heshiiyay in shaqaalahaasi la geeyaa dalka Sacuudiga si ay kaga shaqeystaan.
Shaqaalaha Soomaaliyeed ee la geynayo Sacuudi Carabiya oo rag iyo dumar ka kooban ayaa waxay u badnaan doona dumar Soomaaliyeed, sida heshiiska ku xusan.
And this donkey wants to get second term?
Poor women. May the Creator help them in the nights and days full of terror.