Interesting. My 'second awoowe' not my 'direct awoowe'. My great-great grandfather was apart of the duudow brigade of 100 who defended the town from the 'darawish' who were looking to capture it as they moved closer and closer to 'Baargaal' the head of Majerteniya Sultanate. They were stopped here and chased away.
@Jablibax Claims there was no bah dubays soldiers apart of them, how would he know, while he hasn't named one 'awooowe' ku jiray dagaalkas, I would've confirmed that name with my uncle in Garowe and My father.
Anigu awoowahay labaad magacisa hadan sheego, isla marki waa la garanaya inu ku jiray dagaalkasi iyo boqolki wiil. I have historical presence in Puntland my 'direct' family, marka anigu ima been sheegi karo, maybe boohaarada kale ayuu uu been sheegi kara. Ana Muse suldan 'difaci jiray', waa dad reer xeebeed nimanku maba yaqano dagaal, he knows trade only. Ana gudaha dalka ku nool oo dagalamo sxb oo waxaa laysku dagaala waa dhul iyo daaqsin iyo ceel si xoolaheena uu badbaado, we don't fight for no reason or to prove bravery, it's so we survive waryaa.