Deni sent warning, Puntland lands are red line!!

Jaale Ugaas

Formerly Known As Somali Saayid
VIP
Madaxweynaha Puntland oo kahadlayay munaasabad tababar loogu soo xiray, qaar kamid ah ciidamada Puntland ayaa cadeeyey in DF ay kha-khalgalin ka wado deegaano kamid ah Puntland, oo ay isku dayeen in ay nabadgalyo darro ka sameeyaan, lagase hortagay.

Deni ayaa fariin u diray SSCKHAATUMO, wuxuuna sheegay in ay joojiyaan Faragalinta Sanaag iyo Haylaan, ee ka dhanka ah Puntland, oo ay kusugnaadan gobalka Sool, haddii aysan taas yeelin-na ay ka dhalanayso ficilo aan 2da dhinac ee PL iyo SSC u rooneyn, dana u aheyn.

In gobalka Sanaag laga badbaadiyey ficilo nabadgalyo darro ayuu ku amaanay Madaxweynaha PL, Isimadda dhaqanka, waxgalka iyo masuuliyiinta gobalka ee Puntland.
 
FBIsomalia

True Puntlander

Very clear message, its better no one test us!.
 
Can’t believe it turned out like this, the way we were supporting these folks and they sold out to this shitty FGS. Lamentable outcome.
 
Than you must have been unfamiliar with these folks like many were, they always hated mj out of pure envy.

They were only kissing our ass so we free them from Somaliland
 
IMG_8169.jpeg
 
Trending

Top