Jungle
VIP
Farqiga sadexda Madaxweyne ee dhinaca xureynta Dalka, aniga oo ku saleynaya Taariikh iyo waaqic aan la inkiri Karin.
Muddo xileedka Madaxweyne Shariif 3 sano iyo Degmooyinka uu ka xureeyay Cadowga.
1 Muqdisho 6 August 2011
2 Garbahaareey Gedo 28 Abriil 2011
3 Balcad Sh/dhexe June 26, 2012
4 Diinsoor ,Bay 4 July 2012
5 Waajid , Bakool 30 April 2011
6 Bardaale, Bay 30 April 2011
7 Buurhakaba, Bay Abriil 07, 2012
8 Afgooye Sh/hoose 25 May 2012
9 Marka, Sh/hoose Ogoosto 27, 2012
10 Baydhabo, Bay 23 Febraayo 2012
11 Kismaayo, J/hoose 1 Oktoobar, 2012
12 Xudur, Bakool 12 marso 2012
13 Baledxaawo, Gedo October 2010
14 Luuq Gedo March 2011
15 Ceelwaaq Gedo March 2011
16 Afmadoow J/hoose May 2012
17 Baledweyne Hiiraan 2009
Muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh 4 iyo 6 bilood iyo Degmooyinka uu ka xureeyay Cadowga.
1 Baraawe Sh/hoose October 05, 2014
2 Awdheegle, Sh/hoose May 2015
3 Jalalaqasi, Hiiraan Sept 2014
4 Jowhar Sh/dhexe December 2012
5 Ceelbuur, Galgaduud march 2014
6 Buulabarde, Hiiraan April 2014
7 Baardheere,Gedo July 2015
8 Maxaas, Hiiraan March 2014
9 Qoryooleey Sh/hoose 2015
10 Walaweyn Sh/hoose October 2012
11 Tooratooroow Sh/hoose June 2015
12 Tiyeegloow, Bakool 2014
14 Mahadaay Sh/dhexe Sept 2013
15 Cadale Sh/dhexe Oct 2014
16 Warsheekh Sh/dhexe Sept 2012
Muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo 5 Sano??????
Ila wadaag haddii jirto degmo la aqoonsan yahay oo aan aheyn inta aan soo sheegay oo ay la wareegeen Ciidamada Dowladda muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo.
Dhiibo aragtidaada cadiifad la'aan.
Mohamed Rooraaye.
Muddo xileedka Madaxweyne Shariif 3 sano iyo Degmooyinka uu ka xureeyay Cadowga.
1 Muqdisho 6 August 2011
2 Garbahaareey Gedo 28 Abriil 2011
3 Balcad Sh/dhexe June 26, 2012
4 Diinsoor ,Bay 4 July 2012
5 Waajid , Bakool 30 April 2011
6 Bardaale, Bay 30 April 2011
7 Buurhakaba, Bay Abriil 07, 2012
8 Afgooye Sh/hoose 25 May 2012
9 Marka, Sh/hoose Ogoosto 27, 2012
10 Baydhabo, Bay 23 Febraayo 2012
11 Kismaayo, J/hoose 1 Oktoobar, 2012
12 Xudur, Bakool 12 marso 2012
13 Baledxaawo, Gedo October 2010
14 Luuq Gedo March 2011
15 Ceelwaaq Gedo March 2011
16 Afmadoow J/hoose May 2012
17 Baledweyne Hiiraan 2009
Muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh 4 iyo 6 bilood iyo Degmooyinka uu ka xureeyay Cadowga.
1 Baraawe Sh/hoose October 05, 2014
2 Awdheegle, Sh/hoose May 2015
3 Jalalaqasi, Hiiraan Sept 2014
4 Jowhar Sh/dhexe December 2012
5 Ceelbuur, Galgaduud march 2014
6 Buulabarde, Hiiraan April 2014
7 Baardheere,Gedo July 2015
8 Maxaas, Hiiraan March 2014
9 Qoryooleey Sh/hoose 2015
10 Walaweyn Sh/hoose October 2012
11 Tooratooroow Sh/hoose June 2015
12 Tiyeegloow, Bakool 2014
14 Mahadaay Sh/dhexe Sept 2013
15 Cadale Sh/dhexe Oct 2014
16 Warsheekh Sh/dhexe Sept 2012
Muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo 5 Sano??????
Ila wadaag haddii jirto degmo la aqoonsan yahay oo aan aheyn inta aan soo sheegay oo ay la wareegeen Ciidamada Dowladda muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo.
Dhiibo aragtidaada cadiifad la'aan.
Mohamed Rooraaye.