Definition of Crimes In Puntland

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntlanders see how lacking a legal penal code in Puntland and one that is 'executed' at all levels of our court system is critical. If you don't have a legal system, we don't know what is a crime, what is an act of war, what is civilian matter, what is criminal matter. Do we just decide on the day what it is? we need this clarified and institutionalized so investors can come and review the law of the land, then we need lobby teams selling our govt to the world to demonstrate how well our governance record is and proving to the people we follow our laws and implement and there is no exception, this is going to show not only Somalis but the whole world, this is a Land of LAWS not a land of OPINIONS OR MONEY.

Look at this horrible reporting, it's due to ignorance because PL has no legal system or awareness training to it's people. War this isn't an act of war niyahow, that's when tanks, bm21, technicals are invading your city. This is a criminal act, it happens in Australia even with biker gangs armed and shooting out with police. At least they sent the POLICE and not the ARMY, haday hikmadasi yar gaban arintu ma xumo. Waxani waxaa la dhaha amniga gudaha, amniga derisyada waa jira, regional security oo naga dhaxayso SL/GM. Iyo mid dibada siiba Yemen iyo Dhinaca DDSI.

We are in a very bad location puntlanders. Yemen is a war zone, anything we do must be careful analysis we do not disturb Saudi/Dubai who are in a war in Yemen ama anaga ayaa ku xiggo. Hawiye iyo Hamar iyo Marehankasi futada ka geliya xabada haday qatar noo wadan oo sheikh atom booyo wa ki shalay ku dilaye. Waxay ku muujinaysa wuxu qatar ku arko, GOOB DAGAAL Waana sababta hawiye heeshish la yihin oo raba in meeshani la burburiyo, waa neceb ay uu gaban Puntland keliya, may jecel ay uu gaban carurtooda uu badelan baan uu sheega, love ur children rather then hating puntland. Let ur children boast hawiye waa dad dhisan oo mamul leh oo dadka wax tarayo

WAR DEG DEG AH:Garowe oo dagaal koobani ka dhacay & Askari ku dhaawacmay
October 20, 2019 Mahad Jama 0

GALKACYO(P-TIMES)- Wararka haatan aanu ka helayno magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal kooban oo is rasaasayn ah uu ku dhex maray gudaha magaalada Garoowe ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo malayshiyaad wata qoryaha fud fudud ee dagaalka.

Dagaalkani ayaa yimid kadib markii ciidamada amaanka ay hawlgalo hub ka dhigis ah ka bilaabeen gudaha magaalada Garoowe taas oo sababtay dagaal dhex maray ciidamada iyo malayshiyaad watay hub waxaana goobtaasi ku dhaawacmay sida la sheegay askari ka tirsan ciidamada amaanka.

Askariga dhaawacmay ayaa waxa ay walaalo yihiin taliye ku xigeenka qaybta Booliska Puntland ee gobolka Nugaal Ciise Sulunbe, waxaana dhaawaciisa loo cararay askarigani cisbitaalka si loo dabiibo.

Xaalada magaalada ayaa caawa kacsan, waxaana socda hawgalo ay wadaan ciidamadu si loo xaqiijiyo amaanka halka hubka laga ururinayo cid walba oo wata.
 
Top