The Midlands
VIP
Canug baadiyaha moqokori ka yimid oon wabiga aqoon oo Xasan Muuse ah oo Dabageed oo ku jufo ah wasiirka gaadiidka ka dhihay asagoon school arkin aniga xataa waa la socday markii policeka loo qoray 2017, amisom aa tabartey kadib waxaa laga dhigay taliyaha policeka Jalalaqsi. Kadib xiligii dabageed madaxweyne ku xigeenka noqdey ayuu ka dhigay taliyaha policeka Baladweye ka dib wasiir
Canugaan wuxuu qabaa cuqdad Caamada Cali madaxeynaha u qabaa beesha Cabdalle Samatalis ooy kursigooda labaad ku dhagan yihiin ayagoo leh Cali madaxweyne siduu hal kursi ku heesan karaa horta arints dhanba waa intaas laakin Al xadulilah anaga isma dagaalno xin waa jiraa iyo xifaaltan
Xawaadle waa laba group reer wabi iyo reer bariga laamiga
Bariga laamiga waxaa dega Madaxweyne Ciise oo ah majorityga Xawaadlaha Hiiraan(adeerada ma degaan hiiraan waxaa ka mid ah Allagumar oo filtu gudoomiya ka ah caasimada libaan zone oo beelweyn ah
Gudoomiyaha gobolka liibaan a waa Degodi ) Waa Cali madaxweyne ciise, Yabar madaxweyne ciise iyo Cabdale madaxweyne ciise oo koo yaqaan Agoon Powerka Hiiraan sadexdaas uuba ku kooban yahay Gudoomiyaha gobolka, Duqa Baladweyne, gudoomiyaasha Jalalaqsi, Hagan, Maxaas iyo Duqa buuloburde
Ciidankaa waa ayaga 90% waxaa ka dhashay Waare, Ali Osobe iyo Goodax
Hadaba ciidakii SNA Xawaadle waxay isugugeeyeen dulkooda halka reer wabiga bas Macawisley heestaan.
Madaxweyne Ciise kadib waxaa ku soo xiga their brothers Ibrahim Ciise iyo Yacquub Ciise waxay degaan from beerayabaal, aboorey, buuloburde, Jalalaqsi ilee Iji iyo Xalfooley waxaa ka soo jeeda wasiirka batroolka
Maadama ay xigto yihiin iyo isku deegaan ciidanka buuloburde ay wax a hogaamiyaan gudoomiye ku xigeenka degmada waaye oo asaga iyo duqa oo Xassan muuse(Cali madaxweyne) ah baaba ka taliya.
Reer wabiga power maamulka kuma laha marka laga reebo Yabar Dige ooy ku waas ku kulmaan Dige Samaalis waa gudoomiyaha b u u n d o wayn galbeedka Baladweyne oo suuqa ugu wayn ee khudaarta Baladweyne canshuurta ka qaada waxaa ka soo jeeda Cumar Xaashi iyo Professor Abdi Nuur iyo Abuukar baale
Ciidan u gaar ah ay qabaan oo hoostaga xildhibaankooda Raaxeeye Buraale they reach up to Beeraaxne behind Baardheere and North Baladweye like bacaad. Kabxanley and deefow clashes were between them and Surre/Dir
Cabdalle Samatalis is a big rival of madaxweyne Ciise they have big tabasho so alot of them are Shabaab and are friendly towards Gaaljecel daaqsinka ay wadaagaan
they live in galbeedka baladweyne and had confrontatng with Madowta in there recently they live on both sides of the river up to Jicibow like Samataro and in Halgan and Buuloburde. Booco garasyaani are theirs and baadheere
Their Macawisley control all this
Once you reach Jicibow its Ciise Dige till the border with middle Shabelle so that why macawiley are stronger in there just ike the border with Galgaduud bc they have maamlka and resources as being one Jufo
I support really Ciise degi and madaxweyne Ciise togetherness this one jufo majority is what makes Hawade different to the point that they never fought against eachother bc all power is in the hands of one jufo i dont care About being from different Jufo as long this makes Hawadle stable
Many kids here think Cabdi Yuusuf are fromJL kkkkk
Majority of CY are in Hiiraan but they live in Jiinka wabiga From Ethiopia to Buuloburde on both sides.
Cabdi Yusuf are Cool with All Hawadle as Curadka we had Hiiraan Governor under Cabdullahi Yusuf we led USC. We have our Macawisley in Baardheere and south Of Baladweyne
Reer Ugaas are from Caagbashiir to Buuloburde and feerfeer and burdhiinle North of Baladweye
So waxa ka soo yeeraya groupkan madaxweyne Ciise hirshabell CBB oo Cabdalle Salaad ugu danbeeyo waa xin Cabdalle Samatalis ka qabaan. Dhulkaan ma joogaan wax SNA from Halgan to Baladweyne marka waa beelo kaligood difaac ku jira.
Booco is the opposite of Garasyaani 30km from Baladweyne

Last edited: