Debunking the Lies about Maxaas District

@MenacingGeeljire I am not saying your right at all. @The Midlands could be right but from outsider perspective. They only understand 'district' and 'tuulo' or villages around it, the national road serving as a 'hard infrastructure' for distance measurement and the 'east/west/north/south' side of the road sharing.

Plus im not sure how you guys settle. But in PL. We settle urban towns, rural towns(infrastructure like electricity, water, schools, local govt) and then tuulos and villages with none of those which is what we call 'tuulo'. We also have nomadic population not permanately settled anywhere but depend on 'water wells' or 'dams' these guys tend to be 'backbone' in our GDP so we assume also population. These guys move constantly for pasture after rains
this is what he claims to be part of Maxaas. Dhul ay rabaan inay galgaduud ka jaraan si ay maxaas u sheegtaan. Maxaas from matabaan borders totardho adan Yabaal border ay rabaan inay ceel la isku hor fadhiyo o galgaduud ku yaal dhahaan xl kaligiis malaha 🤣🤣


Nin xildhibaan ceyr habar gedir ah ayaa sidaan fbgiisa ku qoray.

Matabaan iyo maxaas ma la isbarbar dhigi karaa?
Degmada matabaan waxa dega habargidir gudoomiyaha degmada ayeyna qaadataa lkn dhamaan toolooyinka hoos yimaada matabaan oo ay degmo kutahay waxa dega xawaadle sidaas ayuuna kuqaatay 2bada gudoomiya kuxigeen ee degmada deeganada xawaadle ee degmada matabaan waxa kamida beergadiid oo baaxad ahaan kaweyd matabaan 2bacood coomaad 2ba heesood.
Iyo 42 toola oo kle oo xwle degan.

Maxaas waxa daga xawaadle degmada waxa hoos yimaada kudhawaad 94 tuulo toolooyinkaas 53 kamida sitoos ah ayey u hoos yimaadaann degmada maxaas halka 42 kamida ay hoosyimaadaan moqokori oo iyadu baaxad ahaan kaweyn debmada balse hoostimaad degmada maxaas, dhaamaan tuulooyinkaas waxa daga xawaadle.

Halkee dhibtu kajirtaa?
Waxa jira 2ba tuulo ay habar gidir sheegato inay degto kuwaasi oo aykudoodaan inay hoos yimaadaan degmada maxaas sidaasna ay awood qeybsi kuhelaan 2daas toolo waa
1- ceel-god
2-waradhuumali
Cee-god waa ceel biyood kuyaala meel isgoos ah ahna xuduudka hiiraan iyo galgaduud
Screenshot_20230517-134002.png

Ceelkaas waxu udhaxeeyaa seddax ceel oo kala ah warra-dhuumali(habargidir),warxoolo(murusade) iyo ceeljiqoow(oo xawaadle ah)
Sidaasi ayuu ceel-god kuyahay ceel la isku haysto markastana lagu kordagaalamo oo ay qabiiladu kuxifaaltamaan qolana mar ay kadhaansato iyadoo hubeysan siiba xawaadle iyo habargidir.
Kudarsoo ceelgod malaha halbuush oo laharsado waana meel oon biyaha laga dhaansado waana ceel sidoo kale biya qaraar.

Ceel-god inuu yahay goob lagu dagalamo waxa kuucayeynaya dagaal taariiqda galay oo kadhacay 1988 oo udhaxeyay xawaadle iyo habar-gidir
Dagaalka waxa looyaqaana jugtii ceel god dagaalkaas sida taariiqdu qureyso waxa sixun loogu jibiyay habargidir.
Wara-dhuumali waa tuulo leh waro iyo ceel biyood waana tuulo leh ilaa 3baraako(jiingad) iyo dhowr buush oo laharsado.
Waxayna kutaalo xuduudka hiiraan iyo galguduud balse waxey ilaa 5km gudaha ugu jirtaa gobolka galguduud.
Ceyr habargidir oo naf lacaari an oo doonaya inay uun meel kasoo galaan degmada xawaadle ee maxaas ayaa isku dayaya inay warra-dhuumali kajaraan galgudud kuna soodaraan hiiraan waasa fikirkr maangaabnimo.

FG: anaga in geela lakala soocdo ayey dani noogu jirtaa sababtoo ah waxan helaynaa degmo klle oo ah degmada beergadiid.

Hadii aad xl tahay waxan kaacodsanayaa inaad fb gaada kufaafiso siay habargidir ugaarto
#ma_xawaadlaa_xoogbadanaa💪💪
 
Last edited:
This guy just writes names on random areas on the map and just claims random shit. Show some evidence like a name on the google maps and not some shit you wrote on it.

Unlike him I can show real evidence and have provided evidence for everything I’ve said so far. I’m not writing random names over random settlements. Here’s the location of the settlements I’ve mentioned. theyre literally in hiiran as you can see yourself.

I’ve only zoomed in on the settlements that already show their names on google. You can ignore the blue dots and blue drop pin names as I’ve added those myself as marker but as you can clearly see they’re all inside the borders of Hiiran.

These settlements were free while major towns and districts near them like ceelbuur, wabxo and maxaas were occupied by alshabab for nearly a decade and half. They go to guriceel market to sell their animals and buy everything from Guriceel which serves as their de facto district capital but they’re all literally in Hiiran as you can see for yourselves.

For example this is Dabayoodley which the district commissioner of Guriceel visited earlier this year.
DD900E94-3E47-407D-A7B4-21066AD62DA4.jpeg


You can find some people mistakenly referring them as part of Guriceel district but they’re well within the borders of hiiran.

As for western hiiran, the recent fighting between Ayaanle cayr and Some xawaadle subclan happened in the outskirts of some deegan called afar irdood that’s located between bacda and beergadid.
8ACAD258-8569-48FB-A108-CF398755DB75.jpeg

57106175-6BA1-4F2D-8A93-3802AF45FD83.jpeg
 

Jungle

VIP
kkkkk i knew you will post this how stupid you are. these XL on the border took it from Abgaal its not hawadle culture its cayaar deegaameed they took it from abgaal who shares it with Shiidle. The oint the shiidle shirib iy9 laashin waa la soomaliyeeyey with the somalization of Abgaaln🤣🤣
Shirib is our dhaqan. Wax laga doodo maba ahan lol Kan Xarardheere joogo iyo kan Turdho joogo waa u dhaqan.

You are no different from Murusade and Shiidle who have also picked it up due to proximity. Ceeb malaha dhamaantiina unuka dowlad idin ah.
 
this is what he claims to be part of Maxaas. Dhul ay rabaan inay galgaduud ka jaraan si ay maxaas u sheegtaan. Maxaas from matabaan borders totardho adan Yabaal border ay rabaan inay ceel la isku hor fadhiyo o galgaduud ku yaal dhahaan xl kaligiis malaha 🤣🤣


Nin xildhibaan ceyr habar gedir ah ayaa sidaan fbgiisa ku qoray.

Matabaan iyo maxaas ma la isbarbar dhigi karaa?
Degmada matabaan waxa dega habargidir gudoomiyaha degmada ayeyna qaadataa lkn dhamaan toolooyinka hoos yimaada matabaan oo ay degmo kutahay waxa dega xawaadle sidaas ayuuna kuqaatay 2bada gudoomiya kuxigeen ee degmada deeganada xawaadle ee degmada matabaan waxa kamida beergadiid oo baaxad ahaan kaweyd matabaan 2bacood coomaad 2ba heesood.
Iyo 42 toola oo kle oo xwle degan.

Maxaas waxa daga xawaadle degmada waxa hoos yimaada kudhawaad 94 tuulo toolooyinkaas 53 kamida sitoos ah ayey u hoos yimaadaann degmada maxaas halka 42 kamida ay hoosyimaadaan moqokori oo iyadu baaxad ahaan kaweyn debmada balse hoostimaad degmada maxaas, dhaamaan tuulooyinkaas waxa daga xawaadle.

Halkee dhibtu kajirtaa?
Waxa jira 2ba tuulo ay habar gidir sheegato inay degto kuwaasi oo aykudoodaan inay hoos yimaadaan degmada maxaas sidaasna ay awood qeybsi kuhelaan 2daas toolo waa
1- ceel-god
2-waradhuumali
Cee-god waa ceel biyood kuyaala meel isgoos ah ahna xuduudka hiiraan iyo galgaduud View attachment 273495
Ceelkaas waxu udhaxeeyaa seddax ceel oo kala ah warra-dhuumali(habargidir),warxoolo(murusade) iyo ceeljiqoow(oo xawaadle ah)
Sidaasi ayuu ceel-god kuyahay ceel la isku haysto markastana lagu kordagaalamo oo ay qabiiladu kuxifaaltamaan qolana mar ay kadhaansato iyadoo hubeysan siiba xawaadle iyo habargidir.
Kudarsoo ceelgod malaha halbuush oo laharsado waana meel oon biyaha laga dhaansado waana ceel sidoo kale biya qaraar.

Ceel-god inuu yahay goob lagu dagalamo waxa kuucayeynaya dagaal taariiqda galay oo kadhacay 1988 oo udhaxeyay xawaadle iyo habar-gidir
Dagaalka waxa looyaqaana jugtii ceel god dagaalkaas sida taariiqdu qureyso waxa sixun loogu jibiyay habargidir.
Wara-dhuumali waa tuulo leh waro iyo ceel biyood waana tuulo leh ilaa 3baraako(jiingad) iyo dhowr buush oo laharsado.
Waxayna kutaalo xuduudka hiiraan iyo galguduud balse waxey ilaa 5km gudaha ugu jirtaa gobolka galguduud.
Ceyr habargidir oo naf lacaari an oo doonaya inay uun meel kasoo galaan degmada xawaadle ee maxaas ayaa isku dayaya inay warra-dhuumali kajaraan galgudud kuna soodaraan hiiraan waasa fikirkr maangaabnimo.

FG: anaga in geela lakala soocdo ayey dani noogu jirtaa sababtoo ah waxan helaynaa degmo klle oo ah degmada beergadiid.

Hadii aad xl tahay waxan kaacodsanayaa inaad fb gaada kufaafiso siay habargidir ugaarto
#ma_xawaadlaa_xoogbadanaa💪💪
Like I’ve said many times you just share random ramblings from Facebook written by your kin. Warxoolo (galgaduud) and Ceelgod (hiiran) are Cayr owned and controlled. They were free while alshabab was holding your people by the balls for over a decade in Ceeljiqoow and other parts of maxaas.

Xawaadle freed Ceeljiqoow last year but alshabab dumped poison and on the water well.
05C98185-3325-4296-828C-7604C83DB593.jpeg
 

Trending

Top