Damn it looks like he got set up by 3 women and he was.stabbed to death! Theyve been arrested now
Xog: Magacyada 3 haween ah oo loo soo qabtay dilka guddoomiyihii Xamar Jajab
Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidan ka tirsan booliska Soomaaliya ayaa soo qabtay saddex qof oo dumar ah, kuwaas oo ku eedeysan dilka guddoomiyihii degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir, kaas oo xalay lagu dilay gurigiisa oo ku yaalla degaanka Sarkuusta ee duleedka Muqdisho. Saraakiisha...
www.caasimada.net