Status
Not open for further replies.
Sambaloolshe (Culusow's ally) is in Hotel Eyl in Garowe conducting meetings. They're drumming up support to counter the Farmaajo/Khayre Nabar & Naxdin group.

However, Damul Jadid was FAR worse, especially towards Puntland when they sent a united Hawiye army to attack Galkacyo a few years ago.

Deni and Aaran Jaan are treacherous mooryaan. All they care about is getting their hands on money intended for Puntland to line their pockets under the guise of "government development projects".

The goal is for Damul Jadiid's Presidential candidate to choose Deni's guy as PM. Most likely a close relative of his.
 
ALLSANAAG

Damuljadiid iyo Deni oo ku shiraya Huteel Eyl ee magaalada Garowe

Haddii Deni ka cusumay Garowe Damuljadiid maxaa u diidaya madaxweyne Farmaajo inuu dhiiri geliyo in Sool iyo Sanaag ay maamul samaystaan, Madaxweynaa Cusb ee Puntland Siciid Deni, gelinka hore ee maalinta qof ka soo jeeda beeshiisa ayuu xil u magcaabayaa, galinka danbe ee maalintaasna isaga iyo Damuljadiid ayaa ku shiraya Huteelada Garowe, si madaxweyne Farmaajo loo curyaamiyo.

Hadaba beelaha Puntland ma kula socdaan in madaxweynaha Soomaaliya loogu dabro Damuljadiid, oo mustaqbalka Raisulwasaaruhu u noqdo nin ka soo jeeda beesha Siciid Deni.

Sanbaloolshe oo aad ugu dhow madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow kana tirsan kooxda Dam Jadiid ayaa madaxtooyada Puntland waxay dejisay Eyl Palace Hotel, sida ay ogaatay warbaahinta Puntland.

Sanbaloolshe ayaa Garowe u yimid isku xir isbahaysi mucaarad oo kan ah dawladda Federaalka, kaas oo ay garwadeen ka tahay kooxda Dam Jadiid.

Shirkii lagu balamay inuu Garowe ka qabsoomo 20ka bishan maarso ayaa u muuqda mid baaqday kadib markii uu Madaxweyni Deni bilaabay abaabulka iyo isku xirka mucaaradka madaxweynaha dawladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaarihiisa Xasan Cali Kahyre.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top