Cumar Finish

"Kama hari doonno kuwa ubadkeenna iyo ciidamadeenna sidaas u galay, waana ka hadlay oo waxaan iri ma ilmeyneyno, ma oyeeyno ee waan aarsaneynaa, Dadka hantida leh yeysan bixinin lacag baad ah oo ubadkooda lagu baabi'iyo , waxa aad ogtahay in haddii maanta lagaa qaado barrina ubadkaaga lagu baabi'inayo inaad bixiso soo doqonimo ma aha, Argagixisada Alshabab waa wakiilo Somalia u jooga cadaw shisheeye"

Sidaas waxaa yidhii Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) maayarka muqdisho Ahna gudoomiyaha gobolka banaadir mar uu maanta qudbad kasoo jeediyay banaanbax lagu cambaaraynayay qaraxii ex control afgooye ka dhacay.
 

Trending

Latest posts

Top