Abaq
VIP
Baydhabo (Caasimada Online) – Waxaa la soo gaba-gabeeyey shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Baydhaba, kaasi oo go’aan looga gaaray qorshaha ay Soomaaliya ku dalbaneyso deyn cusub oo balaayiin dollar ah.
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isla gartay in qorshaha deynta cusub looga qaadanayo dalalka deeqaha bixiya iyo hay’addaha caalamiga ah lagu saleeyo mashaariic isbixin kara si dib loogu gudo deyntaasi, taasi oo ay si adag uga hortimid maamulka Puntland.
“Goluhu wuxuu isla gartay in deymaha dalka uu mustaqbalka qaadanayo ay noqdaan deymo u adeegayo horumarinta dhaqaalaha dalka oo la gelinaayo mashaariic is bixin kara, loona qoondeeyo si isku dheelitiran, loona maamulo si hufan, isla markaasna aan culeys deymo saari doonin jiilalka Soomaaliyeed ee mustaqbalka,” ayaa lagu yiri war-murtiyeedka kasoo baxay shirkii Baydhabo ee DF iyo dowlad-goboleedyada.

Golaha Wadatashiga oo ku adkeystay arrin ay diiday P/L
Baydhabo (Caasimada Online) – Waxaa la soo gaba-gabeeyey shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Baydhaba, kaasi oo go'aan looga gaaray qorshaha ay Soomaaliya ku dalbaneyso deyn cusub oo balaayiin dollar ah. Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isla gartay in qorshaha deynta...
www.caasimada.net