Construction of Ugas Khalif Airport runway

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineeyso ayaa maanta Beledweyne usoo gaaray dhismaha garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne.

Wafdiga wasiirka waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle Muuse Salaad Wehliye Xildhibaan Cabdirsaaq Macalin Ciid oo kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo Agaasimaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan.

Ku-simaha guddoomiyaha gobolka ahne guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo siyaasadda maamulka gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax maalin iyo madax kale oo maamulka kamid ah ayaa wafdigaasi kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineysay ayaa kormeeray qeybha uu ka koobanyahay garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif gaar ahaan qeybta diyaaradaha ku ordaan oo bur-burka ka muuqda aawgiis halis ugu jiryo garoonka in uu xermo.

Wasiirka ayaa ballan qaaday in maalmo kaddib wajigii koobaan ee dhismaha garoonka uu billaabay doono aayna hakin doonaan diyaaradaha.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo Agaasimaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan oo aay wehliyaan Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa gunta dhiisha isaga dhigay dhismaha garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne, oo dhawaan loo dhisi doono qaab lamid ah garoomada Caalami ah.

Screenshot_20230204-173419.jpg

Screenshot_20230204-173221.jpg
 
We are watching this ministry closely to make sure they keep their end of the promise

We no longer have the deputy minister of aviation. I think sulub will be replaced by a Mx from JL

Jubbaland is the breadbasket of Somalia :yousmart:


7DF589BD-54CD-489D-83E1-BED7FBC47B93.jpeg
 
We are watching this ministry closely to make sure they keep their end of the promise

We no longer have the deputy minister of aviation. I think sulub will be replaced by a Mx from JL

Jubbaland is the breadbasket of Somalia :yousmart:


View attachment 252267
she replaced Duraan, leelkase. They r good for us. Yes deputy will go for Mx there r many of them who are competing on it out of reer diini and reer Xassan who have seats in the cabinet but they may give it to someone like Janan as part of the reconciliation/Deal or Alankeey. dalxa vs reer Ahmed.
 
she replaced Duraan, leelkase. They r good for us. Yes deputy will go for Mx there r many of them who are competing on it out of reer diini and reer Xassan who have seats in the cabinet but they may give it to someone like Janan as part of the reconciliation/Deal.

They need to give the post to someone educated. Janan is a Mooryaan who only knows how to use a gun. give him a small security post in Gedo & he will be satisfied.
 
it’s gonna be very good, Beledweyne needs this type of development, Jamal and Farmaajo and Kheyre used to sanction Hiiraan when it comes to developmental projects now this year Hiiraan have the best ministries also have good ties with this one. We should definitely take advantage of Wasiir BeeneBeene and Wasiir Fardowsa and take all projects we can.

I see my MP ciid mashallah
 
it’s gonna be very good, Beledweyne needs this type of development, Jamal and Farmaajo and Kheyre used to sanction Hiiraan when it comes to developmental projects now this year Hiiraan have the best ministries also have good ties with this one. We should definitely take advantage of Wasiir BeeneBeene and Wasiir Fardowsa and take all projects we can.

I see my MP ciid mashallah
Halyeey Rooble released every thing they blocked no more floods and now the airport also madaxtooyada Hiiraan. This is just the Baladweyne municipality for the Mayor and the DC
Screenshot_20230204-183855.jpg
 
When of the good things Baladweyne is blessed with is Having local Xalane next to the airport all the UN agencies are there so we r like Hargeysa, Garowe, Kismayo and Baidoa. Only Baladweyne has this when it comes to the Gobolada dhexe so we have this project directly from Baladweyne without Hirshabelle. πŸ˜‚
Laascaanod got it through SL. This is the UN agency Rooble used to work for.

Screenshot_20230204-191633.jpg

Screenshot_20230204-190621.jpg

Screenshot_20230204-190958.jpg

Screenshot_20230204-190958.jpg

Screenshot_20230204-191240.jpg



SL paid $50m

 

Attachments

  • Screenshot_20230204-190621.jpg
    Screenshot_20230204-190621.jpg
    194.8 KB · Views: 58
  • Screenshot_20230204-191402.jpg
    Screenshot_20230204-191402.jpg
    66.7 KB · Views: 60
Last edited:
A3AB8C7D-9CC7-43E5-86D7-962F14A90BD8.jpeg

The Federal Minister confirmed on her FB page that Ugaas Khaliif International Airport will officially get a runway and that they will release a project timeline soon.
 
Today work has begun on the airport runway.
Istahil the local company that got the contract is the same one that built the Baladweyne paved roads on three Neighbourhoods from the East to the west it has great quality.

Screenshot_20230208-135306~2.jpg

Screenshot_20230208-135357.jpg

Screenshot_20230208-135408.jpg
 

Trending

Top