Construction of 10,000 Middle Class Houses Start

Part of Turkish Development Aid
Dowlada Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in la fulin doono balan qaadkii uu sameeyay Madaxweynaha Dalka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan, oo ahaa in magaalada Muqdisho ay dowladiisa ka dhiseyso ilaa 10-kun oo Guri .

Ku xigeenka Kaaliyaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Dalka Turkiga, Cali Kamal Aydin , ayaa sheegay in Dowlada Turkiga ay dhawaan Magaalada Muqdisho ka dhiseyso ilaa 10-Kun oo guri oo si ay uga faa'iideestaan shacabka Soomaaliyeed ugana qeyb qaadato bilicda Caasimada.

Cali Kamal Aydin, ayaa xusay in ay ka go'antahay Dowlada Turkiga in dhawaan fuliso balanqaadkii uu sameeyay Madaxweynaha Turkiga sanadii 2015-kii xili uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, uu baan qaadau in 10-kun oo Guri uu ka dhisayo Caasimada.

Waxa uu sheegay Cali Kamal Aydin, in dhismaha guryahan uu bilaaban doono marka la helo damaanad qaad buuxa oo ku aadan halka laga dhisayo iyo waliba nidaamka loo marayo, waxa uuna intaa raaciyay in ay ku dhursugayaa isbadalka Soomaaliya iyo Madaxda cusub ee la dooran doono si ay mashruucan u fuliyaan.

Dowlada Turkiga ayaa horey mashaariic kala duwan waxa ay uga fulisay magaalada Muqdisho, waxaana mashaariicda muuqda ay Dowlada Turkiga ka fulisay Caasimada kamid ah dhisida Wadooyinkii Bur bursanaa, xarumo caafimaad iyo goobo waxbarasho.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
 
These houses are for IDP meaning the poor people who are living in refugees camps inside xamar but the fat corrupted leaders will give it away or sell it to their clans and friends.
 
canuck,i hope it works well because we are expecting more cheap electricity is the most important now.import it from ethiopia i dont care.
we evolved from a long away from armed conflict to corruption,corruption is better than armed conflict and suicide bombing,
 
Trending

Latest posts

Top