Clanfightings and assassinations hits Northern Somalia

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
In Ceel Afweyn dozens of Somalis died in clan related violence.
And today a doctor is shot dead in Laascaanood.

There is no more stability in North.

Dabley hubaysan oo aan haybtooda la sheegin ayaa toogasho ku diley nin kalkaaliye caafimaad ah caawa fiidkii magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool.

Ninkan oo lagu magcaabi jirey C/rashiid Barkhadle ayaa la toogtey isagoo horfadhiya goob caafimaad oo ku taala meel aan ka fogayn qiyaasta 100 talaabo saldhiga booliska ee badhtamaha xili lagu jirey salaadii Cishe.

Rasaas badan ayaa dhacday ka dib dilka marxuunka oo ay ridayeen ciidanka Booliska illaa hadana lama sheegin in ay qabteen dadkii falka geystey,

Saraakiil Boolisa oo aan la xidhiidhnay waxa ay noo sheegeen in ay hawlgal ku jiraan iyagoo ka cudur daartay wax warbixin shilka oo waqtigaas dhacay awgii.

Seynab Cabdi Warsame
seynab@hiiraan.com
Laascaanood G. Sool


Also armed group captured two towns on the outskirts of Berbera.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top