Clan tensions in Hiiraan and Middle Shabelle border region

Abgaal still cabaading on social media: Xawaadle annexed Calaag kkkkk

Ciyaal ka meeshan adeeradood ayaa qiraya waxaan dhoho miirtuugo aka miirtaqwo aan u dhawnahay🤣🤣
We annexted Iji, calaag, Xalfooley and Mureyste iyo dhinaca waceysle galgaduud oon la sugaayo after the liberation kaalay hee baryada ha kaa saarto fulayadii hubka ka ccarari jiray cabaad badanaa 🤣🤣

Waxaan kala jarnay ceelbaraf iyo mahadaay iyo ceel baraf iyo adan yabaal😎😎

Screenshot_20230702-164044.png

Xawaadle contolled ceelbaraf adan yabaal road

Screenshot_20230702-165836.jpg

Screenshot_20230702-170718.jpg
 
Shaley saan ay u ooynaayeen Waare aa naga soo saarey anagoo galcad iyo miirtuugo qabsanay 🤣🤣

Saan ay xabada uga baqayaan 🤣🤣

Abgaal confirming the huge lad they lost this is what i have been saying 😎😎
Screenshot_20230702-171758.jpg

Screenshot_20230702-171749.jpg
 
Last edited:
Cabaadka Abgaal meel walbe uu yaal kulahaa ilaahaan ka baqaynaa reer isbaaro iyo ciyaal weero ilaahay ma waxay ka baqaan bas markii uu Xawaadle Xoogo sagaal jeer ay noo soo dacwoodeen afksa buud laga galiyay hada mediaha ay u soo carareen 🤣🤣

Laangaabtii agoonyar aaway jabkii Calaag ka raacey hada ka hor arka baxsha ciidanka ar waaw 🤣🤣

"Aryaa buraale muuse isma waaniyo miyaa

Warhooy abgaal dhul isma siiiyo ee bufaalow dhulkaada hawaaynin xasuustu waa muhiim taladune waa muhiim dagaal xalfooley iyo calaag ka dhacaahi kow maahan ee haku doorbeelin ee dhulkaada tartiib u joog oo is waani hadaan

Xalfooley iyo calaag wax yar ka tilmaamo horta yaa ku nacfi jiray xiliyadii colaada sideeysa u ekeed

Xalfooley hadaan wax yar ka tilmaamo waxa marto wadada isku xirto mahadaay ceelbaraf ceeldheeri buraale iyo aadan yabaal dadaas ayaa marto xalfooley

birigii colaada xalfooley oo leheeyn godad biya lagu shubo oo leheeyn wado booyado biya ku keenan
biyaheedu yihiin qoryaale ceelciid iyo dufaaleey oo mid kastaa xalfooley u jirto 70km iyo ka badan abgaal iyo xawaadle colaadii ugu xumeed ka jirto waxa digi jiray oo geela daaqsa jiray xawaadle

Hadoo beera laga tacbay oo godad waaweyn oo biyaha lagu shubo laga qoday tardo oo u jirto 25km magaalo iyo ceel biyaad tahay buraalow ma ogi si xaalkeedu naqo doono

Calaag hadaan milicsado calaag waa meel beeraleey ah cara madoow ah miya baxo ah oo u dhaw iji ama ka mid aha deegaanka iji 2 labo dagaal oo aad u qaraar ayaa ku dhax maray abgaal iyo xawaadle waxay lagu kala magacaaba dagaalkii 1 calaag oo isku magac ugu yeeran labada beelood iyo dagaalkii 2 xawaadle u yaqaan moora dagaal halka beesha abgaal u taqaan dagaalkii maqani cida soo duushayni eheed beesha abgeel dagaalkaas waxow bilaawday subax alaseey xiliga salaada subax ah halkaas waxa ku sugnaay dad xoola dhaqato ah ma jirin ciidan diyaarsan waxay kasoo galeen 3 jaho subax alasiiy ah 7.5 halsaac iyo bar markeey eheed waxa yeertay ar waaaaw ar waaaw ar ciidanka bixi ar ciidanka bixi ar ciidanku waa ba,ay ninkaasu wacaa oo leehay ciidanka bixi waa nin saacad ka hor naftu deeysay

War hooy dhulku waa idigu filan yahay tacab iyo deegaan iyo daaqisin waa idigu filan yahay ee iimaanka iyo cabsida alle halagu joogo"

These guys are so weak without their Shabaab Kabatukade who was filled with Qabyaalad

Do you know even he couldn’t take Xalfooley for Abgaal

1EB362F4-68CB-476D-BE35-9C3CF5990203.jpeg

18449405-9D52-421D-9212-14AF3E4FEC81.jpeg
 
Laangaabtii agoonyar aaway jabkii Calaag ka raacey hada ka hor arka baxsha ciidanka ar waaw 🤣🤣

"Aryaa buraale muuse isma waaniyo miyaa

Warhooy abgaal dhul isma siiiyo ee bufaalow dhulkaada hawaaynin xasuustu waa muhiim taladune waa muhiim dagaal xalfooley iyo calaag ka dhacaahi kow maahan ee haku doorbeelin ee dhulkaada tartiib u joog oo is waani hadaan

Xalfooley iyo calaag wax yar ka tilmaamo horta yaa ku nacfi jiray xiliyadii colaada sideeysa u ekeed

Xalfooley hadaan wax yar ka tilmaamo waxa marto wadada isku xirto mahadaay ceelbaraf ceeldheeri buraale iyo aadan yabaal dadaas ayaa marto xalfooley

birigii colaada xalfooley oo leheeyn godad biya lagu shubo oo leheeyn wado booyado biya ku keenan
biyaheedu yihiin qoryaale ceelciid iyo dufaaleey oo mid kastaa xalfooley u jirto 70km iyo ka badan abgaal iyo xawaadle colaadii ugu xumeed ka jirto waxa digi jiray oo geela daaqsa jiray xawaadle

Hadoo beera laga tacbay oo godad waaweyn oo biyaha lagu shubo laga qoday tardo oo u jirto 25km magaalo iyo ceel biyaad tahay buraalow ma ogi si xaalkeedu naqo doono

Calaag hadaan milicsado calaag waa meel beeraleey ah cara madoow ah miya baxo ah oo u dhaw iji ama ka mid aha deegaanka iji 2 labo dagaal oo aad u qaraar ayaa ku dhax maray abgaal iyo xawaadle waxay lagu kala magacaaba dagaalkii 1 calaag oo isku magac ugu yeeran labada beelood iyo dagaalkii 2 xawaadle u yaqaan moora dagaal halka beesha abgaal u taqaan dagaalkii maqani cida soo duushayni eheed beesha abgeel dagaalkaas waxow bilaawday subax alaseey xiliga salaada subax ah halkaas waxa ku sugnaay dad xoola dhaqato ah ma jirin ciidan diyaarsan waxay kasoo galeen 3 jaho subax alasiiy ah 7.5 halsaac iyo bar markeey eheed waxa yeertay ar waaaaw ar waaaw ar ciidanka bixi ar ciidanka bixi ar ciidanku waa ba,ay ninkaasu wacaa oo leehay ciidanka bixi waa nin saacad ka hor naftu deeysay

War hooy dhulku waa idigu filan yahay tacab iyo deegaan iyo daaqisin waa idigu filan yahay ee iimaanka iyo cabsida alle halagu joogo"

While they make threads about clans in Hiiraan to provoke XL, their situation and calaacal on the ground backfires on them which causes them to hide.

They should ask those clans in Hiiraan to now save them after countless threads of advocating for them . :mjlol:
 
They run to hiiraan sharanshuur because we colonize them in east middle shabelle 🤣🤣
 
Ciyaal Abgaal are hiding :pachah1: where are the annoying 16 year old kids?

@The Midlands what sub of Abgaal are you guys xooging? :kanyehmm:
we Xooged agoonyar Ali mahdi and Xerow Sharif Subclan, awbakar gaabane saneey cabdulle subclan and waceysle hassan Sheikh subclan we annexed their lands from budbud to mahaday 🤣🤣

Agoonyar laangaab teens are denying but their adeero ever time confirm all their the lands we annexed

This is my map confirmed by their odayaal who are tuuging us to withdraw from calaag west of Ceelbaraf
Screenshot_20230702-203409.jpg

Screenshot_20230702-203211.jpg
 
Last edited:
Top