Ciidanka Qaranka Somaliland oo gacan bir ah ku qabtay shaqaaqo ka dhacday Horufadhi

SirLancelLord

Reformation of Somaliland
VIP

“Nabadgelyaduna hadda waa sugan tahay xagga horufadhi iyo Ceegaag labadaba..Dawladdana waxaanu ka codsanaynaa in sidaa Ciidanku u soo gurmaday…”Gudd. Gobolka Buuhoodle

Qore. Saleeban Kalshaale

Buuhoodle(Dawan)-Unug ka tirsan guutada 7-aad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, ayaa maanta gaadhay deegaamo katirsan gobolka Buuhoodle oo ay shaqaaqo ku dhex martay laba beelood oo walaalo ah oo dilal dhex mareen.

Ciidankan oo uu hogaaminayo Taliyaha Guutada 7-aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gaashaanle sare mahad faarx cilmi cambaashe, ayaa howl-gal nabad-gelyada lagu sugayo ka fuliyey jiidaha u dhexeeya degmada horufadhi iyo Ceegaag oo ay isku-horfadhiyeen maalmihii la soo dhaafay laba maleeshiyo beeleed oo hubaysan, waxaanay gacanta ku dhigeen xaalada amaanka ee deegaamada dirirtu ka ulnayd, sida uu sheegay guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle oo warbaahinta kula hadlay magaalada Horufadhi.

Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle Mustafe Xaaji Cabdi Muuse iyo Saraakiisha Ciidanka Qaranka ee gobolkaasi oo ku soo dhaweeyey Horufadhi Ciidanka gurmadka ah, ayaa intaasi ku daray in ay socdaan dedaallo dhaqan oo lagu xalillayo dhacdooyin dilal ah oo dhex maray labada beelood ee walaalaha ah, si rasmi ahna loo sugay nabad-gelyada.

“halkan waxaanu ku soo dhaweynaynaa Ciidanka Qaranka ee uu hogaaminayo Taliye Mahad Cambaashe oo noogu yimi gurmad lagu kala dhex gelayo labada beelood ee walalalo ah ee shaqaaqadu dhex martay, aadbaan ugu mahad celinayaa Ciidanka iyo Taliyahaba”
“Nabadgelyaduna hadda waa sugan tahay xagga horufadhi iyo Ceegaag labadaba, waxaana loo gudbayaa iminka wixii kale ee looga gudbayey ee howl ah oo meeshan howl badanbaa taalla”ayuu raaciyey.

Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle, waxa kale oo baaq u diray Xukuumadda Somaliland oo uu ka dalbay in ay gurmadka Ciidanka iyo Ergooyinka dhaqanka ee nabadeynta labada beelood ku howlan la xoojiyaan.
“Dawladdana, Madaxweynaha, Wasiirka Arrimaha gudaha iyo wasiirrada gobolka u dhashayba waxaanu ka codsanaynaa in sidaa Ciidanku u soo gurmaday, ay qaybtooda uga qaataan, guurti ahaan, maskax ahaan iyo maamul ahaanba.
“ma filayo in wax dambe oo xumi inagu soo kordhaan inshaalah, arrintuna iminka gacantay inoogu jirtaa”ayuu yidhi Mustafe Xaaji Cabdi Muuse.

Dhanka kale, magaalada Horufadhi, waxa ku soo qulqulayey labadii maalmood ee u dambeeyey ergooyin nabaddeed oo ka kala yimi gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle, kuwaasoo halkaasi u yimi daminta colaadaasi oo ka bilaabantay dil ka dhacay deegaanka Qocondhaale oo dhacda nawaaxiga Magaalada Buuhoodle.
 
Dharbash

🧊
MARQUESS OF SSC

It happened in Horufadhi town, not Buuhoodle the city but cayn district. Be more specific next time
 
shum33

Somaliland supremacy
No jeegaan can enter Cayn under PL watch. You better stick to your town burco.
SNM entered there twice and all their defenders ran away. And if SL army wanted a portion of it can surround the dusty shithole but they wont cause thats not the policy
 
Dharbash

🧊
MARQUESS OF SSC
SNM entered there twice and all their defenders ran away. And if SL army wanted a portion of it can surround the dusty shithole but they wont cause thats not the policy
SNM has never entered Buuhoodle the city (not the district), cayn maybe but still got destroyed even there. But never Buuhoodle. Keep lying.
 
shum33

Somaliland supremacy
SNM has never entered Buuhoodle the city (not the district), cayn maybe but still got destroyed even there. But never Buuhoodle. Keep lying.
can't find the source my nigga JohnQ posted them here but SNM did go into buuhodle and your people ran away and left the women and children. Talk shit all you want you loser but if SL wanted to go conquer buuhodle millitarily they easily can but like i said before thats not the policy
 
Yeah like they didn’t try and conquer us in 2011 but the Langaab HJ’s and their Somaliland support got smoked
:lolbron::heh:
 
shum33

Somaliland supremacy
Yeah like they didn’t try and conquer us in 2011 but the Langaab HJ’s and their Somaliland support got smoked
:lolbron::heh:
they didn't try to conquer you dumb loser shithole buuhodle can stand against SL army. HJ has been whopping your asses for centuries how are they langaab when they are more than you?
 
can't find the source my nigga JohnQ posted them here but SNM did go into buuhodle and your people ran away and left the women and children. Talk shit all you want you loser but if SL wanted to go conquer buuhodle millitarily they easily can but like i said before thats not the policy

SL can’t do shit because they’ll karbaash you s, stick to your zoo warya
 
SirLancelLord

Reformation of Somaliland
VIP
It happened in Horufadhi town, not Buuhoodle the city but cayn district. Be more specific next time

Didn't lie...

Just copied n posted for your information..

In Somali news sites they never say district they just mention the name
 
shum33

Somaliland supremacy
Massa ingiriis is not here to save you z**malilander langaabs anymore
Ingriss considered you to be the best butlers out of all somalis. Keep using the ingris excuse but you got your ass whopped
You reveal you are illiterate of history for all the forum to see. Laangab. :drakekidding:
Feel like some cugdaad ridden imbred is following me around.
 
Trending

Top