Ceeb Cusub, Tuugnimo Charges bigger than the first one for Reer Minnesota

Qeelbax

East Africa UNUKA LEH
VIP
I'll qor waxan gudaha af soomali, ma rabo inay ajaanibta inay fahman.

Laakiin waxaa socda baaritaan khiyaano oo ka weyn kii Feeding Future oo dhacay sadex sano ka hor. Hada waxaa la uu socdha autism centeryashi iyo daycareaha. Ceeb badana. Horta dadkaana oo waxan samaynayo diinta may yaqanaan?

Sidoo kale, waba dadka oo ribadha oo maqlikarin btw, haddana waxay u maleynayaan in waxan ey sax yihiin??? Bro, dadkan yaa diinta bara! Horey bu Trump iyo Magadha spotlight naga furen. How can we deal with this for another 3 years? Bisinka! Ilahi na astur! Cadaanka reer baadiyaha faqirka ah, waxaan ka cabsanaya inay dadkeena laayaan. Waxan wax macqul mahan.
:mjcry: :mjcry: :snoop:
 

El Nino

Cabsi cabsi
VIP
Dhitaabada dadkeena haayo wexee tahay ma naxaayaaan illay ee arkaan dad xabsi la ku xirey qiyaano darteed. Fulay bey noqonaayaan markii askarta imaadaan iyo albaabkooda ala gargaraayo.

You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 

cunug3aad

3rdchild Ā· Alaa baruur le maahi badan le
La ilaha ilalaah waxan maleynayay iney yihin odayal moryanada oo dagalka cararis darteed ka yimiden oo maskax is kuqaseen wax hustle sameyneyen maye mujrinka kowad oo la qabsaden kuna xiren Waa gabar labatan iyo sedeed jir :jcoleno: maxa na qaldaney diyasbro danbi yeelana wey ka dhashay 1998 wllh wa yaab
 

Trending

Top