Subxaanalaha, Soomaaliyeey “ ma sidan baa inoo xal ah “ Gees ilaa Gees, Bal in yar dhegayso,Gaar ahaan Reer Somaliland & Reer Puntland, arrimahan waxay u taal Baarlamaanka xubnaha ku jira “ Daawooyin dhacay & raashin dhacay ayay dadkii cuneen “ dabadeena waa kuwan taagan Ethiopia.
Arrimahan “ hadii si hoose loo baadho “ oo dad Aqoon leh ay u Guntadaan ilaahayna ay tallo saartaan waxaan filayaa in dhiig Miiratada Ganacsatada Daawooyinka & Raashinka keena Soomaaliya talaabo laga qaadayo
Saaka hurdadii baa iga tagtay wacade “ dhibta dadka Soomaaliyeed haysta “ Dowlad xumada “ Maamulada ka jira Gobolada qaarkood oo aan Garanayn in maalinta Qiyaamaha lays weydiinayo Masuuliyadan’
Ganacsatada Daawooyinka, Xisaab alle intii aan la gaadhin Waxaan filayaa inay Caruurtooda & Qoyskooda, ka muuqan-doonto.