Cali Xaydh, northern Gabiley

Bohol

VIP
Reer Awdal creating mini Boramas.

1587416716647.png

1587416725402.png

1587416734863.png

1587416743593.png

1587416754042.png

1587416763700.png
 
Founded in 1955 by Xaaji Daahir Barre Gouled.
waxa ASAASAY [XAAJI DAAHIR BARRE GOULED Sanadku markuu Ahaaaa 1955kii waxanu xajigu ka soo shaqeeyey dawladihii iyo gumays tayaashii dhulka somalida ee kala ahaaaa Faransiiska Ingiriiska IYO Talyaaniga oo uu afkooda ku hadlo iyo waliba af carabi oo uu ku hadlo waxanu ka soo shaqeeyey dalalka Jabuuti iyo somaliland.

waxay ku talaa meel u dhaw xeebta Gacanka Cadmeed. Waxay leedahay jawi wanaagsan waa meel roob badan oo buuralay ah waxaa marta wado iskuxidha Jabuuti, Hargeysa ,Boorame iyo Lughaya Degmadan waxaa daga beelaha maxamed case gaar ahan belaha Ilma MUUSE. waxana Aasaskeda laha BEESHA AADAN MUUSE. Waxay leedahay dugsi hoose-dhexe, Madarasad iyo dhaqtar MCH oo ay ka caawisay dhinaca caafimaadka hayadda world-vision. Degmadan Calixaydh
 

Trending

Top