Ferrari
VIP
awrka gibisha wada, rar ma garan la'ee
caynka garab maraa buu ka gubanayaa
maskax gaasirtaa, cagligeenii ganbiday"
"god inay galeen, way isla garaanayaan
gumuz iyo haday gonder jecelyahiin
ma goday baa jigjiga laga gooynayaa"
"halaq gaamuriyo jilbis gamasleh
iyo gododada ku cuni lai'sma garab dhigee
war ma guduri baad gacal moodaysaan?"
abwaan adirahmaan said summed everything wallahi.
onlf kuwii raga ahaa way shahiiday, qola yaroo habaarano is garab yaacaysa baa isu soo hadhay. cagjarna wakaa dhex boodaya.
@Sheikh Kulkuli
@Removed
@tyrannicalmanager
@Rivaldo
@Marsin
Your thoughts on what's happening?
Last edited: