Xog: Cabdirashiid JANAN oo ka goostay Villa Somalia
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, oo ka kala tirsan Villa Somalia, mucaaradka iyo xafiiska raβiisul wasaare Rooble, ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in wasiirkii hore ee amniga ee maamulka Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu ka goostay Villa Somalia...
www.caasimada.net