Buurmadow says his folks are looma-oyaan after soldier is killed in Las Anod and no one sends tacsi

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
"Boqor Osman Buurmadow Oo Bulsho Tv La Hadlay Ayaa Xukuumada Somaliland Ku
Eedeeyay in Ay Dhayalsatay Ka Hadalka iyo Waxka Qabashada Sarkaal Kasoo Jeeda
Degmada Garadag Ee Gobolka Sanaag Oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Laascaanood
Ee Xarunta Gobolka Sool Waxaana Uu Yidhi .."

" Waxaanu Aad iyo Uga Sii Xunahay Dawlada Somaliland Oo Saraakiishii Ugu Badnayd Ee
Beeshayada Ka Baxda Xitaa Aan Tacsi Udirin Ama Aas Qaran Sida Saraakiisha Kale Loogu
Sameeyo Ugu Samayn, Ma Garan Karayo Xukuumadan Muuse Biixi Cadaawada Ay Beesha
Uhayso Ee Gaarka Ah ,"


 

Bohol

VIP
The guy he is referring to.


“Saraakiishii Beeshayda laga dilay, Dawladda Somaliland tacsi kama dirto, Aas Qaran looma sameeyo, Waan ka xunahay Isha gaarka ah ee lagu hayo“



You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
Status
Not open for further replies.
Top