Buugaag cusub baan iibsaday

hinters

E pluribus unum
VIP
Mid waxaa la yidahdaa "100 su'aaladood iyo jawaabahooda oo ku saabsan caaqiidada"

Kii kale na waxaa la yidhahdaa "afartan xadiis"

Labada af soomaali baa lagu qoray, waxaan uu iibsaday sii aan uu ficnaano af soomaaligayga.

(Don't come for me for my trash Somali I'm still learning lmao).
 

hinters

E pluribus unum
VIP
16857425730888483436369686285605.jpg
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Hadaan ku weydiiyo Illaah xaguu joogaa, maxaad iigu jawaabeysaa?
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Meelkasta ayuu jooga

(He is not bound by space or time but I don't know how to say that in Somali).
Illaah caza wajal samaawaadka ayuu ka koreeyaa ee meel kasta ma joogo. Caqiidadaada iska sax.

Buuga 100 suaal iyo jawaab ma Shaykh Cajlaan baa qoray? Buuga afartanka xadiis ee Imaam Nawawi waa buug aad u fiican.
 

hinters

E pluribus unum
VIP
Illaah caza wajal samaawaadka ayuu ka koreeyaa ee meel kasta ma joogo. Caqiidadaada iska sax.

Buuga 100 suaal iyo jawaab ma Shaykh Cajlaan baa qoray? Buuga afartanka xadiis ee Imaam Nawawi waa buug aad u fiican.
I don't think so I checked the name and Cajilaan wasn't there.

I said "meelkasta ayuu jooga" as an oversimplification because I couldn't accurately express what I wanted to say in Somali.
 

Trending

Latest posts

Top