Burtinle come out against Deni’s changing of the constitution

Today I found out Buurtinle is inhabited by one man.
Football Sport GIF by Liverpool FC
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Here president dani welcome in cagaraan mudug puntland home of puntland warriors (reer bicidyahan) kaah gul 🙏🏽🇸🇱✊🏽
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Dhammaan Taageerayaashayda iyo saaxiibada igu xiran ee ku sugan Gobolka Mudug, Waxaan Berito Isku arki doonaa Garoonka Cawaale Stadium ee Gaalkacyo, halkaasi oo aan Madaxweyne Deni iyo Ururka KAAH kala qeybgeli doono isu soo baxa Ururka, Heeso cusub iyo kuwo hore intaba waan soo bandhigi doonaa.

Guuleysta,
EEB9B319-1722-44A4-8529-03F2BABD9FF2.jpeg
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP

Diyaano says Deni can’t extend a single day. Will not accept anything beyond 8th of Jan!
Waxaan uga hadli doonaa 2 qodob ay mudneyn in Asad Diyaano Madexweyne Puntland geyn uusan istaahilin in Madexweyne Puntland loo doorto.

1- 15 sano ayaa waxgarad ka, Nabadoono, Haween, iyo weriyaal lagu dilayey Bosaso iyo Gaalkacyo, 15 kaas sano hal Maalin maso qaban hay’ada PSF Asad Diyaano heystey oo ay ka dhigteen meel qoys kiisa leeyihiin oo aysan ogoleyn in xataa dad kale loo magacaabo oo Ummadda PL iska dhex aragto.

2- Nin kii hoobiyaha ku garaacey Shacab ka Bosaso oo barakiciyey 100,000 Qof dad kabadan.

Hadii Shaqsi Hay’ad Puntland Security Forces (PSF) laga fujin waayey Madexweyne PL loo doorto beri sidee looga furfurin. Maanta ugu dhowdahey Urur Ka Mideeya Yaan loo codeyn Hadii kale lama mahdin doono.

Ururada Sincad, Runcad, iyo Kaah Qof kasta urur ka uu rabo cod kiisa ha siiyo.

Shaqsiga iyo koox jiritaan ka PL khatar ku ah Waa la isku sheegaa waana la iskaga digaaa.
22CC73AB-09CE-4BCE-8C6D-8C002A56C9E7.jpeg
 

Trending

Top