Burco street language dictionary

Status
Not open for further replies.

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
1. Kiniinka Shubanka Loo cuno
(Fur iyo Xanjo)

2. Dumarka Buur Buuran
(DP WORLD)

3. Ragga Buur Buuran
(Gudidda Abaaraha)

4. Xaaraanta waxay u bixiyeen
(Qaadhaan)

5. Tuugta Talephonada la cararta
(Xidigaha geeska)

6. Dumarka xaaranta Kariya ramadaanta
(Xaliimo Goobaad Show)

8. Qofka Shubanku Hayo
(Wuu farmaajaysan yahay)...

11. Hadii ay arkaan qof waalan oo isla hadlya
Qofkaa khadka dibadaa ufuran

12. Qof tuug ahaan jiray waxaa looyaqaan
Xildhibaan Hore
 

El padrone

Hedonist, Depressive realist, Existential nihilist
lol 3 and 4 are more legit. gudiga abaaraha actually embezzled qaadhanki abaaraha. ma naxaan
 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
1. Kiniinka Shubanka Loo cuno
(Fur iyo Xanjo)

2. Dumarka Buur Buuran
(DP WORLD)

3. Ragga Buur Buuran
(Gudidda Abaaraha)

4. Xaaraanta waxay u bixiyeen
(Qaadhaan)

5. Tuugta Talephonada la cararta
(Xidigaha geeska)

6. Dumarka xaaranta Kariya ramadaanta
(Xaliimo Goobaad Show)

8. Qofka Shubanku Hayo
(Wuu farmaajaysan yahay)...

11. Hadii ay arkaan qof waalan oo isla hadlya
Qofkaa khadka dibadaa ufuran

12. Qof tuug ahaan jiray waxaa looyaqaan
Xildhibaan Hore

9. Aabaha futada ka geli
(Baguette)

10. Going to have a $h^t
(Kirada an iska so bixiniya)
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top