Dahir Alasow
Bahdilka Hawiye ku dhacay ?
Maareeyaha Airportka Muqdisho Cabdi Ashkir oo u dhashay beesha Mareexaan , Wagardhac ayaa hor istaagay Baabuurtii Ambalaasyadda ee Airportka u socday si ay uga qaadaan dhaawacyadii Kaxandhaale ee beesha Sacad Habargidir.
Liidnaanta Hawiye heeysata ayey ugu yar tahay in Airport-koodii uu Maareeye ka noqdo nin Mareexaana ? dhaawacyadii Wagardhac Ambalaasyo ayaa qaaday kuwii Sacad waa loo diiday garoonka Muqdisho ?
Weligaa ma maqashay Nin Hawiye ah, jeneral xil ka haya Gedo iyo Caabudwaaq, Garowe iyo boosaaso, Jigjiga iyo Hargeysa ?
Mareexaan 21 sano ayey dilayeen, dhacayeen, kufsanayeen, caayi jireen Hawiye, Isaaq , Majeerteen iyo Raxanweyn , Nasiibdaro 49 sano kadib waxeey maanta gumaadayaan, dilayaan, u talinayaan Hawiye iyo Raxanweyn.
Isaaq iyo Majeerteen waa xoreeysteen dhulkoodii, Ogaadeen iyaguna difaac adag beey ku jiraan oo Ciyaartooda waa biloow !!
Hawiye Toos oo tasho .