WAR DEG DEG AH:
Ra'isul wasaare Khayre oo ku tuntey Madaxweyne Gaas isagoo dhaawaca booqanaya wuxuuna yiri: "Madaxweyne Gaas wuxuu Madaxweyne u yahay maamul 20 sano jiray oo nabad ahaa hal Isbitaal oo qof lagu daweyn karana Puntland kama jiro ee intuu shirarka iska daayo dadkiisa ha daryeelo waa iyada ubadkii Puntland Oxygen la'aan u dhimanayaane"
27 sano oo Soomaaliya burbur aheyd oo wax walba ka dhaceen oo dhiba Muqdisho ayaa weli dadka reer Puntland daryeel caafimaad u doontaan Xamar halka 27-kaas sano Puntland nabad aheyd oo dhismaysay.