BREAKING NEWS: Mudane DENI new President of Puntland

Status
Not open for further replies.
Yes! Former Supporter of Muslim brotherhood too. His ties with extremist ideologies of the Middle East is worrying.

Muslim Brotherhood in Somalia now :gucciwhat:

Wallahi our country is a free for all

What are the odds that ISIS will run away to Somalia from Syria/Iraq :farmajoyaab:
 
HES A DAMU JADIID GUY

HSM HAS GIVEN THIS GUY LARGE AMOUNTS OF FUNDS !

HE STATED THAT HE MIGHT STILL WORK WITH FGS THOUGHT SO WE WILL SEE

There you have it from my business partner in puntland.
 
Good luck to Deni, even if he is/was Dam Jadiid
Besides PM Kheyre was associated with Dam Jadiid at some point and he turned out to OK
 

Bohol

VIP
Villa Somalia sends its congrats.


Muqdisho, Jan 08, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maanta ku guuleystaydoorashadii ka qabsoontay Puntland.

“Waxaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Mudane Siciid Deni iyo K/xigeenkiisa Mudane Axmed Karaash ugu hambalyeynayaa xilalka loo doortay, anigoo xasuusinaya yididdiilada bulshada Puntland ee ku aaddan in ay deegaannadaas u horseedaan amni, caddaalad iyo horumar.”

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey musharraxiintii xilka madaxtinnimo, Guddiga Doorashada iyo Golaha Wakiillada Puntland dadaalkii ay geliyeen sidii loo sii adkeyn lahaa dimuqraadiyadda qaan-gaarka ah ee ka jirta Puntland.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay shacabka iyo maamulka Puntland isbeddel miro-dhal ah oo horseeda xasillooni buuxda iyo horumar ay si wadajir ah ugu tallaabsadaan bulshada iyo dhammaan deegaannada Dowladda Goboleedka Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Alle uga baryay Madaxweynaha cusub ee Puntland iyo K/Xigeenkiisa in ay ku guuleystaan gudashada waajibaadka culus ee loo igmaday.

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
 

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
Somaliland already has Mc-Donalds:mjlaugh:


Indeed
images (2).jpeg


Somali style
 

Farm

VIP
I'm pro centralism and pro FSG, this is a victory for us hunno :gucciwhat:


The only ones who lost were qabilist who were trying to create a clan state inside Somalia :trumpsmirk:

I think you are confused Deni is anti Farmaajo, the FGS’s preferred candidates were that dhulo stooge and Jebiye.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top