Abkaal
Mudug menaces don't mince their words
Reinforcement troops arrived in Tukaraq
https://horseedmedia.net/2018/05/16...ku-qul-qulaya-jiida-dagaalka-ee-aaga-tukaraq/
Labada ciidanba waxaa soo gaarey gurmadyo xoojin ah, waxaana aad loo saadaalinayaa in waaberiga Arbacada dagaalku dib u qarxi doono haddii aan isla habeenimada caawa ah, ciidanka Somaliland baneyn aaga qoraxdu ugu dhacdey.
Dhimashada labada dhinac kala gaartey ayaa ku dhaw 30 qof, halka dhaawucu intaas ka badan yahay, Puntland ayaa sheegtey in ay qabsadeen ilaa 9 gaari oo tikniko ah, halka Somaliland sheegatey in ay qabsadeen 6 Tikniko ah oo Taangi ku jiro.