Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Koronto ay ku baxday 5-Milyan oo dolar ayay Bosaso yeelatay.

Biyo si fiican ugu filan waxay umarayaan gabo-gabo.

Garoonkii diyaaradaha waa la balaariyay oo la casriyeeyay,waxaana laga wadaa Hotel Five Star ah.

Dekeda balaarinteedii iyo qaybta Kunteenaradu,waxay maraysaa gaba-gabo.

Garoonkii Kubada Cagta oo gabo-gabo maraya.

Amnigeeda xiligan si fiican,ayaa wax looga qabtay.

Bosaso waa magaalo Bulsho kala duwan ay ku nooshahay oo aan Qofna laga sheegan.

Tartanka Magaalooyinka ayay nooga qaybgeli kartaa.

Jibril Qoobey.
625A90B3-E624-43D0-8286-30C4954C52CC.jpeg
 

Trending

Top