The Midlands
VIP
Wallahi billahi wareysiga ninkaan waxaa iiga baxay inay daskaan isla shaqeystaan aka iibanee aan kuu baneeyee
Sidee ku dhici kartaa inay xaasaskooda iyo ilmahadooda kudhex noolaadaan dhulkii la xoreeyey? Hiiraan waxaan kama jirto hal nin ayaa jiray oo wiilashiisa qooraha laga jarey No way Xawaadle kuwo ah inay nagu dhex noolaadaan.
Wuxuu kaloo sheegay inay boqolaal ku soo galaan markaste tuulooyinkaas la xoreeyay ayagoo gawaari wata ooy ruunnirgoid ku shireen yac dhul xor ah maba jiro countrysideka dhan ay heestaan what a mess inaalilah

Last edited: