big clan war today at galgaduud and hiiraan border

Status
Not open for further replies.

Cyberborg

My heart is in Dhoqoshay
who was fighting??? hawaadle and hg???

Wararka haatan naga soo gaaray deeganka Baanyaaley ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in halkaasi u iska horimaad u ku dhaxmaray maleeshiyaad kala tabacsan labo beelood oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud,

ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay iska horimaadkan bale wararka qaar ayaa sheegay in dagaalkan ay ku dhinteen in ka badan todobo ruux halka 15 kalan ay ku dhawacmeen.

Dadka ku dhawacmay iska horimadkan ayaa la kala geeyay isbitaalo ku kala yala Magaalooyinka Baladweyne,Guri ceel iyo dhuuso-mareeb oo dhinacyada dagaalmay ay ka soo kala jeedan.

deeganka iska horimaadka ka dhacay ayaa waxaa wali ka tagan xiisad u dhexeysa labada dhinac,

labada dhinac ayaa dhowr mar dagaalo ku dhaxmareen deegano ka tirsan Gobolka Hiiraan islamarkana u dhexeya Magaalooyinka Mataban iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
 

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
tupac-thats-just-the-way-it-is-some-things-wil-never-change.jpg
 

Ras

It's all so tiresome
VIP
Next time something similar happens; Farmaajo should let US Africa command know that the location holds an Al Shabaab training camp.

Hopefully the burgers will bomb first and ask questions later. :fredo:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top