Daawo YouTubekaAsc
Afka inaan si fiican u barto ayaan doonayaa walaalayaal ee bal ii sheega the best site for learning english.
Thank you
Daawo YouTubeka
Sxbow @KULTA uma baahnid inaan baratid af engriis, sababta waa kaliya gaalada oo aas nadifiin ayaa ku hadlaya kkkk
Real talk though, learn English properly bro. Then come to America the land of opportunities, especially for us Engineers
Ilaahay ha kuu sahlo. Amba luuqada baaba' buu iga yahay
War waxaan taaganahay yaa Finland iga saara god damn it, the land of opportunities alloow ii sahal Even the xaliimos look better The salary is better easier to get jobs
May Allah all grant us the ability to learn English and migrate to the land of opportunities AMEEN
I already know English but the dua was for migrating out of this frozen hellhole
Gugalka ma gashid marka anaga na weydineysid