Beletwayne Flooded AGAIN

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Barakac ka billowday Beledweyne, kadib markii uu Webiga Shabelle ku fatahay xaafadaha magaaladaasi​

MAY 9, 2023
Khadar Ifiye
SHARE1FacebookTweet
Beledweyne-jpg.webp

Webiga Shabelle oo dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafado ka mid ah magaaladaasi, taas oo ay ka dhalay barakac.

Biyo fara badan ayaa galay xaafadaha Xaawo Taako, Howlwadaag, Kooshin iyo Buundo Weyn oo ka wada tirsan Beledweyne, iyadoo shacabka ku noolaa xaafadahaasi ay isaga barakacay guryahooda.

Fatahaadda wabiga Shabelle ee Beledweyne ayaa marar badan soo laa laalabatay, mana muuqato qorshayaal guud oo wax looga qabanayo fatahaadaasi.

Sidoo kale Fatahaadda ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay nolosha dadka deegaanka iyo guud ahaan dhismayaasha magaaladaas ku taalla Koonfurta Soomaaliya.

Horseed Media

Recent Posts​

 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP

Barakac ka billowday Beledweyne, kadib markii uu Webiga Shabelle ku fatahay xaafadaha magaaladaasi​

MAY 9, 2023
Khadar Ifiye
SHARE1FacebookTweet
Beledweyne-jpg.webp

Webiga Shabelle oo dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafado ka mid ah magaaladaasi, taas oo ay ka dhalay barakac.

Biyo fara badan ayaa galay xaafadaha Xaawo Taako, Howlwadaag, Kooshin iyo Marehando Weyn oo ka wada tirsan Beledweyne, iyadoo shacabka ku noolaa xaafadahaasi ay isaga barakacay guryahooda.

Fatahaadda wabiga Shabelle ee Beledweyne ayaa marar badan soo laa laalabatay, mana muuqato qorshayaal guud oo wax looga qabanayo fatahaadaasi.

Sidoo kale Fatahaadda ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay nolosha dadka deegaanka iyo guud ahaan dhismayaasha magaaladaas ku taalla Koonfurta Soomaaliya.

Horseed Media

Recent Posts​

HAG doesnt learn :francis: .
 
Baladweyne is Safe. The water exceeded its limit and spread from the bridge to both sides of xaafadaheeda and it is not the heart of the city as in the past meaning 5% f the city and one place in the in the north of the city.

There is where "Fatahaada Baladweye" spread from. What shoud we do close the bridge?



Screenshot_20230509-113958.jpg
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top