Beesha Macalinweyne oo Ka shirtey dulmiga Ka socda Gobolka gedo
mohamedismail Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh! Aug 21, 2023 #2 Degmo walba oo Ka tirsan Gobolka Gedo mayd Macalinweyne baa taalo. Gobolka Gedo Macalinweyne baa xoreeyay. Maanta Mareexaan baa dheefti dhan qaatay. Waxaas wax soconeysa ma ahan.
Degmo walba oo Ka tirsan Gobolka Gedo mayd Macalinweyne baa taalo. Gobolka Gedo Macalinweyne baa xoreeyay. Maanta Mareexaan baa dheefti dhan qaatay. Waxaas wax soconeysa ma ahan.