Beesha Galmudug obsessed with Colonel Shuute

Jungle

VIP
For the past 2 weeks nothing but calaacal. Qarax Quute has made about 5 posts a day about the man. Interior Minister Fiqi even went to post his feelings on fb ileen Colonel Shuute waxba lagama qaban karee

Harti Abgaal hada nahay dhalinyaro oo tiradooda la soo koobikarin aa nooga maqan magacaas SNA. Unuga iska haysaheeno. I'm hearing Odowaa will be here to stay for the next 10 years as well. I'm not bullshiting here either:mjdontkno:
 

Jungle

VIP
Shuute warkiisa laba qodob oo xaqiijin u baahan ayaa laga rabaa si warkiisu sax u noqdo ama been.

1- Sarkaal ka shabaab ka ah isaga miyaa dhahaya anaa diley marxuum ka, haddii ay Haa tahay waxaa laga rabaa cadeyn aan war aheyn tasoo ah xabadii ku dhacdey in baaris lagu sameeyo oo la is haleeshiiyo rasaastiisa.

2- Sarkaal ka Taraafikada ah isagu laftiisa xabad ma ridey, haddii uu riday siduu ku caddeyn kaa inaysan aheyn tiisa, si jawaab loogu helana waa in sidoo kale rasaastiisa iyo xabaddii ku dhacdey marxuum ka in labaaro xitaa haddii uu yiraahdo maya.

Waxaa kaloo iyana muhiim ah in la tago goobtii shilku ka dhacey si loo ogaado qofka dhintey jihada ay uga timid xabadda tasoo sahli karta cidda xigtey jihadaas.

Cali Aadan Muumin.



:ayaanswag: This guy came from hobyo 4 years ago and he wants to tell Colonel Shuute how to do his job.

FB_IMG_1671627228375.jpg


Qaar ka mid ah kooxda abshir bukhari u soo dirsaday
 

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
For the past 2 weeks nothing but calaacal. Qarax Quute has made about 5 posts a day about the man. Interior Minister Fiqi even went to post his feelings on fb ileen Colonel Shuute waxba lagama qaban karee

Harti Abgaal hada nahay dhalinyaro oo tiradooda la soo koobikarin aa nooga maqan magacaas SNA. Unuga iska haysaheeno. I'm hearing Odowaa will be here to stay for the next 10 years as well. I'm not bullshiting here either:mjdontkno:
They are crying about Shuute because they are finally being held to account for mooryanimo. He is a hero who is implementing justice
 
Hg should just take the mag because killings like this are accidental and are never anyone’s fault. The Madowweyne guy might have been the killer or not the killer but he was part of the ugus being chased at that time. The way both groups approached this is wrong. Abgaal are the president and should be as nice as they can.
 

Jungle

VIP
HG oo booska Shuute la wareegeysa haduu Odowaa badalo ciidanka qaab farsameysan ay aa abgaal looga ritay maxkamada 🤣🤣
Riya ku jirta. Any one of them being removed is about as likely as xawaadle becoming president of Hirshabelle during HSM term :drakelaugh:
 

Trending

Top