Beautiful Gabay
BirtaanJabin DalJecel the DhafoorQiiq VIP Jul 18, 2020 #3 Dunyada oo buuxda iyo Xoolaha oo daaqsan iyo Lo’daas oo soo dindimid Beruuhu waa noo diyaar Ilah baa daa’inee Waxaan daawaday dalkii Jigjiga oo daahir iyo Dagmada loo sii mara iyo Ilaa Dhagaxbuur dushaas Dacaduu waa reer Wardheer
Dunyada oo buuxda iyo Xoolaha oo daaqsan iyo Lo’daas oo soo dindimid Beruuhu waa noo diyaar Ilah baa daa’inee Waxaan daawaday dalkii Jigjiga oo daahir iyo Dagmada loo sii mara iyo Ilaa Dhagaxbuur dushaas Dacaduu waa reer Wardheer