The Midlands
VIP
how about Ciyaal weero, isbaaro, Abgaal infighing replacing Shabaab? After kaaraan and wadajir they took over waabari. Is not that enough for you to worry about?What do you mean copy? I don’t remember half of the thing you babble on about. No need for emotional bursts sxb stay on topic
I agree XL is synonymous with hiraan but that’s because your more armed and politically influential compared to the other clans. But anyone who knows the region fully know that your not more than 50% of the gobol. This is revealed by the recent war on Shabaab because 40% of Hiraan is still under shabaab but all of XL land is free. How can that be?
"CIYAAL WEERO HADDII AYAN MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR NAGA DHICIN KARIN QORYAHA HA NOO FASAXAANO.
Ku dhowaad 5ti galabnimo ilaa salaada maqrib laga tukado waxa aan maxbuus ku aheyn guryaha xitaa waa awoodi weynay in aan masaajidka ku soo tukano burburka soo gaaray guryaheena lama qiyaasi karo iyo cabsidii aan dareenay runtii waa wax laga murugoodo , mar aan dalool yar oo ganjeelka aan ka fiiriyay intii isheyda qabaneysay 20 ilaa 30 jir ayay u badnaayeen dhagxa ay isla dhacayeen ku dhawaad hal kiilo ayuu ahaa mana awoodin in aan la hadalno cabsi darteed wax gurmad ahna kama helin maamulka xaafadda ama hay'adaha amniga, sidaa daraadeed haddii xal loo la yahay ciyaal weero fadlan shacabka hubka ha loo ogolaado si ay naftooda iyo hantidooda u difaacdaan inta ayan shacabku amar la'aan hubka qaadan.
Runtii caawo waxa aan dareemay markii aan arkay sida ay u dhaqmayaan faasaska ay wataan iyo dhagxaha culus oo haddii qof uu ku dhaco sida uu u badbaadayo aan la garan karin, sidoo kale saska ku dhacay ciyaalkeyna iyo cabsidii ay dareemen caawo in ay seexan waayan ayaan ka baqa hadda ayaan tacsi dul fadhina carrurta iyo anagaba murugeysneyn tana waa noogu darsantay runti waxa ay aheyd markii iigu horeysay ee aan arko aragu iyo maqalka waa kala duwan yihiin ee gudoomiye madaalow markii aad timid ciyaal weero waa jireen welina waa jiraan goorme wax laga qabanaa , walaalow horey dad badan ayay u dileen welina dhibka waa jiraa ee qoryaheyna ma qaadana mise xalbaa soo wada.
Iga raali ahaada haddi aan u soo qoray si aan habooneyn Mahadsanidiin."