Bashe whooped again

Status
Not open for further replies.
:faysalwtf:




Deg Deg Xildhibaanada Barlamaanka Somaliland oo is feeray iyo Gudoomiyaha Cusub oo la dhaawacay,,,
Aug 8, 2017 - jawaab

Buuq iyo Gacan ka hadal ayaa hareeyay Kulan Maanta ay ku yeesheen Xarunta Baarlamaanka Ee Magaalada Hargeysa Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland.

Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ka dhex taagan Khilaaf ka dhashay Doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe,iyadoo Xildhibaan Tanyale oo kamida Golaha Wakiilada Somaliland uu sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Saxda ah ee Golaha Wakiilada.

Kulankii Maanta ayaa Xildhibaanadu ay Gacanta iskula tageen,waxaana ku dhaawacmay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland Mr Baashe, iyo Xildhibaan kale ka dib markii ay Is feereen Xildhibaanada qaar.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay Xarunta,waxaana Xarunta laga Maqlay Rasaas ay ridayeen Ciidamo Illaalo u ah Xildhibaanada qaar.


:farmajoyaab: The disrespect smh
 

YoungFarah

:)
VIP
La dhaawacay IMG_6219.GIFIMG_6219.GIFIMG_6219.GIF
 

Gbyallmeans

Yuusuf direed Founding Father of Ahlu-naar
Let's say if one your clansmen got punched does that mean ur clan collected an L.

Odeygan bashe is kulmiye member.

Just because he is dhulbahante doesn't mean he represents us.:gucciwhat:

I believe Aano is a term created by Somalis, that means an action of a person falls on his kin.

That man Bashe whether you dhullo's like it or not he represents you....Just like Amino (Titsbarer) Boqor represents the Mjs:lolbron:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top