Baraxley enclave claim they have found a picture of the prophet

Status
Not open for further replies.

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
:faysalwtf:


The dude has to be mentally unstable
@2:35 there's many people who visited the picture and are kissing it :chrisfreshhah:
IMG_4035.PNG
IMG_4036.PNG
IMG_4037.PNG


Reer cadaado baraxley & dhuusomareeb support eachother even if one amongst them claim to be prophet Muhammad :susp:
 
Al kebab: we will take the nigga out

Muqdisho (RBC Radio) Ururka al-Shabaab ayaa ku baaqay in la dilo nin lugu eedeeyay inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed NNKH, ninkaa oo ay wax dami ah ku waydey maxkamad ku taalla Koonfurta Gaalkacyo.

Sheekh Cabdiqaadis Abuu Cadnaan, oo ururka al-Shabaab ugu magacaaban guddoomiyaha gobolka Mudug, wuxuu u sheegay warbaahinta ururka in ninkan uu caayay Nabiga CSW, isla markaana xukunkiisa uu yahay dil iyo in nafta laga gooyo.

Hadallada Abuu Cadnaan, waxaa ka mid ahaa “Ninkaas iyo madaxiisa iskuma oollayaan”.:damn:wuxuu barka bulshada ugu baaqay dilka wadaadka inay alle ugu dhawaadan,isagoo marka sheegay inuu gaaloobey.

Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare, oo ah wadaadka lugu eedeyay inuu u gafey Nabiga CSW, wuxuu dhankiisa sheegay in laga been abuurtay hadalkiisana si xun loo dhigay, intaas wuxuu ku darey in sawirka uu farta ku fiiqayo uu yahay sheekhiisa oo lagu magacaabo Maxamed.

Hay’adda culumada Soomaaliyeed ayaa war qoraal ah oo ay kasoo saareen arrinta Sheekh Cabdiwali, waxayna ku sheegeen in uu ninkaas diinta ka baxay.Guddoomiyaha culumada Sheekh Bashiir Salaad oo shir jaraa’id ka hadlay ayaa yiri “Culumada waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo gaarayay hadalo khatar ah oo kasoo yeerayay nin ku nool magaalada Gaalkacayo oo lagu magacaabo Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare, waxaana ka mid ah in laga kor yeelay salaadihii iyo waajibaadkii diinta ee kale, haddana waxa uu ku daray in uu soo bandhigay sawir nin la yaqaan oo magaciisu yahay Biloow Sheekh Xuseen oo uu ku sheegay in uu yahay nabigii”.

Waxay ahayd dhacdadii ugu saamaynta badnayd ee diin la xiriirta, dadkana isku mid ah u wada saamaysay oo dhawaanahan dhacda.
:camby: These terrorists insult the deen on a daily basis with thier actions
 
Status
Not open for further replies.
Top