IKHALIIL
WW3 ENJOYER

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud
Arbaco, Maarso, 6, 2024 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daaβuud oo ku eedeysnaa inuu nolasha ku gubay xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed oo xaamilo ahayd.