Inaad fahmi karti baad isdhihi islamarkaa ma fahmi kartid. Lahjad asal ah oo rer waqooyi ayey qabaan. Sey 'dh' u dhahaan bal eeg. Waxaad moodaa soomali caadi ah. Oromo iyo af cafar,cafar ayaa nooga af eg oo muuqaal eg.