Badhan Sanaag Development

Laagite

الداروودي
This thread is specifically for Badhan the 2nd largest city in Sanaag Region.

Ajaanib school in Badhan
 

Laagite

الداروودي
1670018537660.png
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Badhan: Wafdi ka Socda Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland oo uu Hogaaminayo Agaasimaha waaxda daryeelka & Agaasimaha waaxda qorsheynta oo uu weheliyo isuduwaha gobolka sanaag ayaa Waxa ay maanta kormeer iyo indho indhayn ku tageen dhismaha maxkamada cusub ee badhan oo si casri ah loo dhisay loona qalabeeyay iyo xabsiga cusub oo la dhameystiray yada oo lafilayo in dhawaan lagu shaqo bilaabi doono.

Baahintii:
Xafiiska warfaafinta iyo wacyi gelinta wasaaradda cadaaldda dawladda Puntland.

319153273_611595020739542_7992049228798925804_n.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
That Ceel-Dahir-Erigavo all weather road will guarantee 'access' to Sanaag and it will boom. Badhan next project should be an 'airport'
 

Trending

Latest posts

Top