[2nd verse]
---------------------------
[2nd bayd]
In this Horn of Africa,
He, who brews tumult,
Spared, Wallee he shall not be, and
Severed his tendon, shall be.
He, who covets my terrain,
Squats in my strayed,
Now comes for my seas,
Billah combat, it is.
For sale, my nation is not,
For scramble, my territory is not,
For sale, my sea is not.
---------------------------
[2nd bayd]
Geeskaa bari ee Afrika,
Balaaya ninkii ka wadaa,
Wallee ma badbaadayoo,
Boqnaha isagay ka jari.
Ninkii berrigaygaiyo,
Horuu qabay baadiday,
Hadduu badda iigu yimid,
Billaahi waa inoo dagaal.
Qarankani beec ma noqon,
Dhulkani boob ma galo,
Badayduna iib ma aha.
Last edited: