Assassination attempt on a Puntite minister of labor of FGS Foiled By

Manafesto

[[Puntland Republic πŸ‡ΈπŸ‡±]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Looks like Al Shabaab has infiltrated in the Somali government and now every high profile FGS official gets target this K4 intersection,it was about 2 months when the midget commander SNAwas also targeted and many others as well, I wonder why most of the assassination attempt.

Mundane, considellllllllll))lllllll


Qarax Muqdisho lagula eegtay Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya


2020115637401768476536729.jpg

Khamiis, November, 05, 2020 (HOL)- Magaalada Muqdisho goor dhaw waxaa qarax lagula eegtay gaadiid uu la socday Wasiirka cusub ee Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax.

Qaraxan oo gaar ahaan ka dhacay Aargada KM4 ayaa dhacay wax yar uun kaddib markii ay gudbeen gaadiidkii uu la socday Wasiirka lamana oga ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay Qaraxan.
Muqdisho inta badan waxaa ka dhaca qaraxyada lala eegto saraakiisha dowladda, waxaana mas'uuliyada qaraxyadan sheegta xarrakada Al-shabaab.

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com


[/QUOTE
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top