AS attack on Beledweyne

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)

Wararka aan ka heleeno gobolka Hiiraan, ayaa sheegeya in caawa lagu garaacay magaaladaas qeybo ka mid ah tiro madaafiic ah.

Goobjoogayaal ayaa Taxanaha u sheegay in madaafiic la tuuray xaafadaha Magaalada Beledweyne ay gaarayaan ilaa iyo 4 madfac.

Xaafadaha ay ku dhaceen hoobiyeyaasha ayaa waxaa ka mid ah Kooshin, Xaawa taako oo ka tirsan Laanta Nuur xawaad ee magaalada Beledweyne.

Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaare ka dhashay hoobiyeyaasha caawa lagu garaacay magaalada Beledweyne, inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn inta uu la egyahay maadama xili habeen ay tahay.
 

Trending

Latest posts

Top