
Baro Af-soomaaliga Q.1aad - QARYAAN
Isticmaal = AdeegsiQado = HadhimoCasho = XiraadSalaan = bariidoTacsi = Baroor-diiqKhiyaano = DhagarCalaamad = AstaanSubax = AroorDuhur = Hadh-galDuco = DuraansiKhalkhal = WareerKhilaaf = Isku-dhacFursad = KanshoCaawin = TaageeridXikmad = MurtiQiimo = MugTaajir = HodonMakhrib = FiidTaariikh =...

U can find many loaned words we commenly use and their afsomali versions