Another Darawiish Soldier shot dead in Bosaaso

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Sarkaal ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland oo lagu dilay Boosaaso
December 13, 2019
Boosaaso (Caasimadda Online) – Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay sarkaal ka tirsan Ciidamada daraawiishta Puntland ku dileen Gudaha Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in kooxda dilka geysatay ay goobta ka baxsadeen iyadoo Saraakiisha ammaanka ayna weli ka hadlin dilka ka dhacay gudaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Arintan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa kadib markii 8 bishan December koox hubeysan ay askar ku dileen gudaha magaalada Boosaaso, halka Sidoo kale shalay Dableey hubaysan oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Daacish oo sida la sheegay meel luuq ah rasaas kaga soo furay sarkaal lagu magacaabo Cabdiweli Maxamed Cabbaa, xilli uu ka adeeganayey Suuqa magaalada Boosaaso

Magaalada boosaaso ayaa waxaa ku soo batay dilal qorsheysan oo fuliyaan kooxaha hubeysan, iyadoona ciidamada ammaanka ay baaritaano ka wadaan xaafadaha magaaladaasi.

2 soldiers killed last week another soldier dead today:wowsweat:
 
Terrorism problem. All assassination linked to ISIS puntland and ASNE al shabab north east. Assassination is ISIS best method old chart from mid 2018
Screenshot_20191213-082915_Drive.jpg

I have thread on this I will update agains, stay bosted

https://www.somalispot.com/threads/isis-puntland-business-al-shabaab-all-connected.69705/page-5
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP

Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
Puntland is much more dangerous than SL, I rather live in Hargeisa than Bombsaaso:ohlord:
Like a Boo.... would be allowed to live freely in Hargeisa. You'd cleaning bathrooms in Hargeisa while singing Somaliland duushey.:siilaanyolaugh:
 
Trending

Latest posts

Top