Maxaa shaki geliyey dhab ahaanshaha musharaxnimada madaxweyne ee Kheyre?
Warbixintan oo muuqaal ah halkan ka daawo. Muqdisho (Caasimada Online) – Ku dhowaad sanad kadib markii uu qoraal yar oo uu twitter-ka soo dhigay ku sheegay inuu yahay musharax madaxweyne, ayaa waxaa weli dadka xog-ogaalka u ah siyaasadda Soomaaliya ay shaki gelinayaan dhab ahaanshaha...
www.caasimada.net